Ciidanka Dowladda oo Mubaarak ka fuliyay howlgal lagu dilay Saraakiil katirsan Al Shabaab

Ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa la sheegay in maanta howlgal qorsheesan ka fuliyeen deegaanka Mubaarak ee katirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in ciidanka dowladda beegsadeen bartilmaameedyo kuyaalla deegaanka Mubaarak oo ay sheegay in uu yahay goobta ugu weyn ee Al Shabaab dadka lacagaha uga qaadaan. … Continue reading Ciidanka Dowladda oo Mubaarak ka fuliyay howlgal lagu dilay Saraakiil katirsan Al Shabaab